Ma waxaad deggan tahay HVB, hoyga dhallinta 16-20 jirka ah, guryaha gaarka ee dhallinyarada ama qoysaska carruur qaabbila?
Ma og tahay xuquuqahaaga iyo waxa aad sameyneyso haddii aan lagaa qancin xuquuqahaag?
Khadka carruurta iyo dhallinyarada ee IVO - markaad dooneyso inaad wax dheeraad ka ogaato xuquuqahaaga ama aad sheegato in aysan wax waliba ahayn sidoodii.